Wararka

Ciidanka Danab oo gacanta ku dhigay labo horjooge oo ka tirsan Al-Shabaab+(SAWIRRO).

Ciidanka Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ayaa nolosha ku qabtay Labo horjooge oo Argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa aruurinta lacagaha baadda ah, kuwaasi oo lagu...

Madaxweyne Farmaajo Oo Dalka Jabuuti Kaga Qeyb Galaya Shirka IGAD.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono...

Wasiirka Cadaaladda ”Waxaan xoogga saaraynaa in shacabka uu helo adeeg Garsoor oo Caddaaladda ku saleysan”

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa ka warbixiyay qorshayaasha ugu degsan Wasaaraddiisa dhanka horumarinta...

Wasiiru dowlaha Ganacsiga oo daah-furay shirka madasha labaad ee horumarinta dhoofka+(SAWIRRO).

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa maanta furay shirka Madasha Labaad ee Horumarinta Dhoofka Soomaaliya, oo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Aaska Saraakiishii Qaranka ee ku shahiiday Qaraxii Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu sameeyey Gaalkacyo saraakiishii qaranka ee ku shahiiday...

Ugu Akhris Badan