Raโ€™isul wasaare Rooble oo la kulamaya maanta Midowga Murashaxiinta.

Date:

Raโ€™iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galabta magaalada Muqdisho kula yeelanaya shirkii labaad xubnaha Midowga Murashaxiinta madaxtinimada dalka, sida uu sheegay afhayeenka xukuumadda.

Maxamed Ibraahim Macalimu, ayaa qoraal lagu daabacay Twitter ku xaqiijiyay in kulanka galabta oo looga wadahadli doono dhameystirka heshiiskii labada dhinac ku dhexmaray magaalada Muqdisho 25 bishii Febraayo.

โ€œSi loo sii dhameystiro heshiiskii 25kii Febraayo, Raโ€™isul Wasaare Maxamed Xuseen Roobleย ayaa galabta kula kulmaya Hotel Decale Midowga Musharraxiinta. Xukuumaddu wax ay dadaal dheeri ah ku bixinaysaa sidii ay ula fariisan laheyd cid walba oo ka aragti duwan si dalka uu doorasho u galoโ€ ayaa lagu yiri qoraalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...