Wararka

Wasaaradda caafimaadka XFS oo tababbar ku saabsan dhimirka u soo xirtay xirfadleyaal caafimaad+(SAWIRRO).

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo kaashaneysa hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa soo gabagabeysay tababbar ku saabsan caafimaadka dhimirka. Tababbarkan...

Dab khasaare nafeed dhaliyay oo qabsaday isbitaal Turkiga ku yaala.

Ugu yaraan sideed qof ayaa dhimatay ka dib markii mashiinka neefsida dab ku qabsaday isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaala magaalada Koofurta Turkiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay waddo interlock ah oo isku xirta Furayaasha iyo suuqa Xararyaalle+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Maanta dhagax dhigay Waddo Interlock ah oo laga hirgelinayo Degmada Warta...

Mareykanka oo meel mariyay tallaalkii labaad oo COVID-19 looga hor tagayo.

Dowladda Mareykanka ayaa ansixisay tallaalkii labaad oo ay soo saartay shirkadda Moderna, taas oo keeni doonta in cudurka COVID-19 laga tallaalo malaayiin Amerikaan ah. Hey’adda...

Dowladda Soomaaliya oo Kenya uga digtay hubeynta jabhad xasillooni darro ka abuurta gudaha dalka.

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya si dhow ula socto abaabul Milateri oo dowladda Kenya ay...

Ugu Akhris Badan