Wararka

Ciidan Xoogga dalka oo kala dhex-dhigalay maleshiyaad ku dagaalamay Galgaduud

Ciidamo katirsan Milateriga Soomaaliya ayaa waxaa ay kala dhex-galeen maleeshiyaad dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ku dhex-marey deegaanada Mirxeyley & Bangeelle oo...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo U Tacsiyeeyey Suldaan Haytham Oo Dhowaan Loo Doortay Xilka Cumaan ”Sawirro”.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo  ku sugan Dalka Cuman ayaa waxaa uu kulan la qaatay Suldaanka Cusub ee...

Maamulka Gobalka Banaadir Oo Soo Bandhigay Gaadiidka Dhismaha Wadooyinka.

  Xarunta Gaadiidka iyo Dhulbixinta dowlada hoose ee Xamar ayaa maanta lagu soo bandhigay gaadiid kala duwan oo loogu talagalay in ay qeyb ka noqdaan...

Ururka Dhalinyarada Hirshabeelle Oo Ku Howllan Dayactirka  Biya Xireenada Webiga

Ururka dhalinyarada hirshabeele ayaa Sheegay in ay ku howlanyan yihiin dayactirka biyo xereenada looga hortagaayo fataahadaha wabiga Shabeele  ee ku soo laabtey magalada Beldweyne...

Hirshabeelle Oo Sheegtay In Dhismaha Golaha Deegaanka Ay Meel Wanaagsan Marayaan

Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Axmed Bariise Xeydar ayaa sheegay in lagu guuleystay xal u helidda caqabadihii hortaagnaa dhismaha Golaha deegaanka...

Ugu Akhris Badan