Wararka

Qarax bam gacmeed oo khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay Adis Ababa.

Ilaa sadex qof ayaa ku dhimatay, halka shan kale ku dhaawcmeen qarax ka dhacay badhtamaha Addis Ababa, sida lagu faafiyay wakalada wararka ee ENA,...

Dowlada Talyaaniga oo agab iyo daawo u soo dirtay dadkii ay saameesay duufaantii GATI.

Diyaarad siday gargaar loogu talo galay dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay duufaantii GATI ayaa maanta gaartay magaalada Boosaaso . Deeqdan oo ka timi dowlada...

Wasaaradda waxbarashada oo tababar u furtay mcalimiin ka kala socotay Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Macallimiinta ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta ee XFS, mudane Axmed Muuse Xoosh ayaa Maanta waxa uu  tababar lagu tababarayo, tababarayaal...

Ku dhowaad 10 ruux oo ku dhimatay Afghanistan ka dib qarax ka dhacay caasimadda wadankaas ee Kabul.

Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maanta caasimadda wadanka Afghanistan ee Kabul ugu yaraan sagaal ruux ayaa ku geeriyootay waxaana bartilmaameedkiisu ahaa xildhibaan...

Ku-simaha madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa Booliska JFS ugu hambalyeeyay sanadguurada 77-aad ee  ka soo wareegtay...

Ugu Akhris Badan