Wararka

Weerar gantaalo loo adeegsaday oo lagu qaaday safaarada Mareykanka ee Ciraaq

Weerar gantaalo ah ayaa lagu qaaday safaarada mareykanka ee ku taala magaalada Baqdad ee xarunta dalka Ciraaq. Warbixin ay soo saareen ciidanka ciraaq ayaa lagu...

Belgium iyo Holand oo COVID-19 dartiis u mamnuucay duulimaadka ka imaanaya UK

Tiro kamid ah dalalka Midowga Yurub ayaa ka fekireya sidii xariyaad u saari lahaayeen dadka uga imaanaya dalka UK si looga hor tago faafitaanka...

Ciyaartii furitaanka tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo lagu kala adkaan waayay+(SAWIRRO).

Ciyaaraha kubadda cagta dowlad goboleedyada ee gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmiya uga furmay magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana lagu daah furay cayaartooyda...

Dhalinyaro araga naafo ka ah oo qalab soo saartay+(SAWIRRO).

Dhalinyarada araga naafada ka ah ee wax ka barta  jaamacadaha magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay xafiis wax loogu qabanayo  baahiyaha haysta dhalinyarada arag  la’aanta...

Ciidanka Itoobiya oo helay shidaal badan oo TPLF ay ka carartay.

Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen keyd shidaal oo gaaraya200,000 oo liitar kaas oo yaalay duleedka magaalada Mekelle ee xarunta Tigray. Haamaha keydka oo...

Ugu Akhris Badan