Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo kulan afuro ah la qaatay Culimada Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay...

Tartamayaasha Degmada Jilib oo caawa u gudbay wareegga 4aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud   Maxamed (Cumar filish) ayaa la kulmay Madaxweynihii  hore ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed,...

Wasiirka Ganacsiga oo kulan la qaatay Maamulka sare ee hay’adda tayo dhowrka Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo uu wehelinayey Wasiiru-dawlaha Wasaaradda mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa maanta...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Cabdiwahaab u magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee...

Ugu Akhris Badan