Wararka

Madaxweenaha Jubbaland oo Kismaayo dib ugu laabtay “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Ku Meel Gaarka ah ee Jubbaland kadib safar...

Tababaraha Juventus oo Ka hadlay tagitaanka Ronaldo

Tababaraha kooxda kubadda cagta Juventus Massimiliano Allegri ayaa ku dhawaaqay warkii dunidu u dheg taagaysay ee Cristiano Ronaldo iyo xaqiiqada Ku aadan in uu...

Saraakiil ka mid ah Booliska Hirshabelle oo qaatay tababar la xiriiray sharciyda

Konton iyo lix sarkaal oo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa qaatay tababar socday muddo shan maalmood ah,kaas oo ku saabsanaa ilaalinta sharciga...

Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Axdiga Carruurta Afrika

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xanifa Maxamed Ibraahim iyo wefdi ay hogaaminayso ayaa dalka Jabuuti kaga qeybgalay shir ay...

Soomaaliya oo ka codeysay Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka

Wafdiga Soomaaliya uga qeybgalay Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka (UPU) ayaa ka qeybgalay doorashada hoggaanka ugu sarreeya ururkaas oo ka dhacday caasimadda dalka Ivory Coast...

Ugu Akhris Badan