Wararka

Gabar Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigtay munaasabad lagu casuumay dadka ugu caansan dunida

The Met Gala - oo ah mid ka mid ah dhacdooyinka ugu waaweyn dunida oo ay ka soo qayb galaan dad badan oo caan...

Jaamacadda Carabta oo doorashooyinka Soomaaliya u ballan-qaaday taageero maaliyadeed

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku tilmaamay shirkii Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee ku qabsoomay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay kulan ay yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaran “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay kulan ay yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo looga hadlay dardargelinta arrimaha doorashooyinka dalka...

MADAXWEYNE DENI OO GUDDOOMIYE IYO GUDDOOMIYE KU-XIGEEN U MAGACAABAY DEGMADA QARDHO

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 12ka September 2021, kuna saabsan kala dirid Golaha...

Ciidanka Danab oo howlgalo ka wada deegaano hoos yimaado Degmada Jalalaqsi

Ciidanka Danab ayaa howlgalo kala duwan ka wada deegaano hoos yimaado Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Howlgaladaan ayaa u jeedka waxaa uu yahay sidii maleeshiyaadka...

Ugu Akhris Badan