Guddiga waxa ay sheegeen in dib loo dhigay doorashada kursiga cabashada laga soo gudbiyay ilaa maalinta berri ah.

Waxa ay sidoo kale ugu baaqeen Musharaxiinta in ay dib ugu soo laabtaan magaalada Jowhar si ay doorashada uga qeyb galaan.

Kursigaan waxaa ku tartamaya Musharaxiinta kala ah 1. Xasan lidow Muxumed Kobac, 2. Cusmaan Axmed Macow, 3. Cabdinuur Ibraahim Nuur.