Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay taliyaha ciidammada lugta Uganda “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha ciidammada lugta Uganda Gen.Muhorzi Kainerugaba oo booqasho ku yimid Muqdisho....

Horjooge katirsanaa kooxda Argagixisada Al-shabaab oo isku soo dhiibay laamaha Amniga Hirshabeelle “SAWIRRO”

Horjooge katirsanaa kooxda Argagixisada Al-shabaab ayaa Maanta isu soo dhiibay laamaha Amniga hirshabeele,ee ka howlgala Magaalada jowhar. Horjoogahaan ayaa lagu magacaabaa, Xasan Axmed Muxamuud oo...

Guddiga doorashada xubnaha Somaliland oo shaaciyey dib u dhac doorasho

Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka senatorrada Aqalka Sare ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid doorashada xubnaha...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay qaar kamida bulshada reer Garoowe “SAWIRRO”

Wasiirka Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan ayaa dad-weynaha kula hadlaya magaalada Garoowe ee xarunta maamul Goboleedka Puntland, kullanka ayaa waxaa...

Madaxweyne Deni oo qaabilay guddiga Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay guddiga u qareemayaasha Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Doorashada Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan