Wararka

Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed oo kulan la qaatay dhalinyarada Gobolka Bari

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada Gobolka. Kulanka ayaa waxa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa...

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo Cadaado kubatay kulan looga hadlaayo Doorka Haweenka ee kaqeybgalka Siyaasada

Wasaaradda haweenka iyo xaquuqul insaanka Galmudug ayaa magaalada Cadaado ku qabataya Aqoon is weydaarsi kusaabsan doorka ka qeybgalka daneeyayaasha doorashooyinka 30% ee  qoondada haweenka Kudhawaad...

MADAXWEYNE DANI OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA BEESHA CAALAMKA “SAWIRRO

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya James Swan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka. Guddiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyay howlaha u qabsoomay ilaa...

Jaamacadda Accord iyo hey’adda UNASOM oo Arday u soo gabagabeeyey tababar lagu baranayey isbadalka Cimilada

Tababarkaan oo lagu baranayay isbadalka Cimilada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hey’adda UNASOM iyo Jaamacadda Accord ee magaalada Muqdisho. Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay qubaro...

Ugu Akhris Badan