Wararka

Xuska maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Jowhar+(SAWIRRO).

Munaasabadani, lagu weeyneynayay maalinta Macallimka Soomaaliyeed oo ku beegan 21ka November ayaa lagu qabtay caasimadda Hirshabeele,ee magaalada Jowhar, waxaana ka soo qeybgalay mas’uuliyiinta ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan dardargelin ah la qaatay Hoggaanka Maamulka Gobolka Banaadir+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan lagu dardargelinayo howllaha ay bulshada Caasimadda u hayaan la qaatay masuuliyiinta ugu sarreysa...

Xuska maalinta macallinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho+(SAWIRRO).

1974-tii bishii November 21-keeda ayaa loo Asteeyey maalinta macallinka Soomaaliyeed, waxana maanta Xuska maalinta Macallinka Soomaaliyeed  ka soo qeyb-galay  Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha...

Warbixin ku saabsan saameynta caabuqa COVID-19 oo laga wareystay Wasiirka Caafimaadka+(SAWIRRO).

Guddiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan soo diyaarinta warbixin ku saabsan saameynta Caabuqa Saf-mareenka COVID-19 ayaa la kulmay xubno ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hambalyo u diray Macallimiinta Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fadraalka Soomaalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabadda maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed hambalyo u diray Macallimiinta Soomaaliyeed, isagoo urajeeyay in sanadkaan...

Ugu Akhris Badan