Wararka

Maamulka G/Banaadir iyo Wasaarada Diinta oo wadajir xariga ugu jaray dhismaha cusub ee maxkamada D/Xamarweyne

Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhanka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) iyo Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed...

R/Wasaare Rooble oo u hambalyo u diray 6-da Senotar ee maanta loo doortay Afisyooni

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa u hambalyeey lixda Sanoter Aqalka Sare ee doorashadooda Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho. Waxaan hambalyo...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo war ka soo saaray shirka COMESA oo uu ka qeyb galay

Wasiirka wasaaradda cadaalada Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta ka qeyb-galay shirkii 24-aad ee Wasiirada Cadaaladda iyo Xeer Ilaaliyayaasha waddamada ku bahoobay Suuqa Guud...

RW Rooble oo Khudbad muhiim ah ka jeediyey munaasabadii Afisyooni (Daawo)

Maanta waxaa Muqdisho ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo waxaa la dhageysanayaa hadal jeedinta musharaxiinta 11-ka kursi ee Somaliland ku meteli...

Sawirro: Wasiirka Beeraha XFS oo dhagax-dhigay dib u dhis lagu sameynayo xarumihii wasaarada

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa dhagax dhigay mashruuca wejiga Seddexaad ee dhisamaha xaruunta dhexe ee wasaaradda Beeraha ee degmada Hodan Dhagax dhiga Mashruucan oo...

Ugu Akhris Badan