Wararka

DAAWO SAWIRRADA BEERTA NABADDA

Akhristayaasheena waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada Beerta Nabadda oo dib u habeyn lagu sameeyay.

Madaxweyne Farmaajo oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Uganda “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed la qaatay Dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay xiriirka laba...

Duqa Muqdisho oo lacag ku wareejiyay shirkad qaabilsan dhismaha waddada Jaale Siyaad “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shirkadda dhismaha Kulmiye ku wareejiyay qeyb ka mid ah lacagta...

Wasaaradda Awqaafta oo shaacisay in beri la kaamilayo 30 ka bisha Ramadan

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in caawa ay Wasaaradda iyo culimada Soomaaliyeed sameeyeen xiriiro...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dalka dib ugu soo noqday goor dhow, waxana soo dhaweeyay...

Ugu Akhris Badan