Wararka

SAWIRO:Taliska Nabad-sugidda Koonfur galbeed oo soo bandhigay dhagarqabayaal ka soo goostay kooxda Argagixisada Al-shabaab.

Taliska Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Koonfur galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku soo bandhigay dhagarqabayaal ka soo goostay kooxda Argagixisada oo gacanta dowladda...

SAWIRO:Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay madaxda dowlad gobaleedyada dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah u sameeyay madaxda dowlad gobaleedyada dalka, kaasoo ka dhacay hoteelka uu daganyahay Madaxweynaha cusub. Kulankaan ayaa...

DAAWO: Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa ATMIS oo la wareegay deegaanka Ceelbaraf.

https://www.youtube.com/watch?v=ZUt2gAhihdI Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa ATMIS ayaa la wareegay deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha dhexe ee maamulka Hiirshabelle. Taliyaha ururka 12-Aad guutada 4-Aad qeybta 27-Aas...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU SOO DHOWEEYEY MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD MADAXTOOYADA QARANKA

Muqdisho, May 17, 2022: Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan booqasho iyo salaan ah waxa uu Madaxtooyada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay safiirka dalka Masar.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka dalka Masar Amb. Mohamed El Baz oo u...

Ugu Akhris Badan