Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xalay la kulmay Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud. 

Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay la kulmay Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud. Kulanka labada masuul ayaa ahaa Salaan...

Galmudug oo Caawa shaacisay magacyada 36-qof oo Galmudug u aqoonsatey dambiilayaal.

Taliska Booliiska maamulka Galmudug ayaa Caawa shaaciyey magacyada 36-qof oo Galmudug U aqoonsatey in ay yihiin dambiilayaal, kuwaa oo la Farey laamaha amniga ee...

Madaxweyne Hassan sheikh oo caawa qaabilay Safiirka Imaaraadka carabta ee soomaaliya.

Safiirka dowladda Imaaraadka carabta ayaa kulan la qaatay caawa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka soomaaliya Hassan Sheikh Maxamuud. Safiirka ayaa mudane madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud ugu hambalyeeyay...

Ciidanka Xogga Dalka oo burburiyay mid kamid ah maxkamad beenaadyada ugu weyn kooxda Argagixisada ay ku lahaayeen Gobolka Baay .

Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, qeybta 60-aad ee Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Gobolka Baay ku burburiyay mid kamid ah maxkamad...

DAAWO:Booliska Soomaaliya oo baaq u diray shacabka Soomaaliyed.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Abdifitax Aadan Hassan  ayaa ku wargaliyay shacabka Soomaaliyeed in carruurta lumay iyo kuwa ambadka ah la geeyo saldhigyada Booliska degmooyinka...

Ugu Akhris Badan