Madaxweynaha Imaaraadka Carabta oo amar ku bixiyey in Soomaaliya lagu wareejiyo lacag dhan $9.5 Milyan oo dollar.

Date:

Madaxweynaha Imaaraadka Carabta ayaa amar ku bixiyey in Soomaaliya lagu wareejiyo lacag dhan $9.5 Milyan oo dollar, taas oo loogu talagalay arrimaha bini’aadanimada iyo horumarinta Soomaaliya.

Lacagtaan ay dowladda Imaaraadku ugu deeqday Soomaaliya, waxay ku soo aadeysaa, xili Khamiistii maanta XFS ay Imaaraadka dib ugu celisay $9.6 Milyan oo sanadkii 2018-kii laga xayiray, kuna jirtay Bangiga Dhexe ee dowladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Kismaayo oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Kismaayo oo ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa u...

Fariinta Madaxweynaha JFS ee Maalinta Haweenka Adduunka

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed,...

Mas’uuliyiinta Gaashaandhigga XFS oo boogaadiyay kaalinta gabdhaha ee ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay...