Wararka

Wafdi ka socda Hay’adda Wadaniga ah ee Tadamun oo ka shaqaysa arrimaha bulshada oo kulan la qaatay madaxweynaha Dowlad goboleed Koonfur Galbeed

Wafdi ka socda Hay'adda Wadaniga ah ee Tadamun oo ka shaqaysa arrimaha bulshada sida Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha, Howlaha Gargaarka iyo Horumarinta ayaa xalay  kulan...

Madaxweyne Hassan sheikh maxamuud oo ka tacsiyeeyey Geeridii ku timid Marxuum Cabdulaahi Maxamed Shirawac.

Muqdisho, MAY 29, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummada Soomaaliyeed...

Ergayga gaarka ah Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha gurmadka abaaraha iyo wasiirada Gargaarka dowladd goboleedyada oo kulmay.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa xalay kulan fogaan arag ah la yeeshay dhammaan...

Ra’iisul-wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid marxuum Cabdullahi Maxamed Shirwac

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey geerida allaha u naxariistee Marxuum Cabdullahi Maxamed Shirwac oo xubin firfircoon ka...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho ku geeriyooday sida ay warbaahinta u xaqiijiyay ehelkiisa, Prof Cabdullahi Maxamed Shirwac oo maalmihii lasoo...

Ugu Akhris Badan