Wararka

Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa howlgalka ATMIS oo maanta la wareegay Deegaanka Ceel baraf ee gobolka shabeeladda Dhexe.

Wararka naga soo gaaraya deegaanka ceel Bara fee gobolka shabeelada dhexe ee maamulka Hiirshabelle ayaa sheegaya in ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS oo...

DAAWO-Duqa Magaalada Minneapolis Mudane Jacob Frey oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka somaliya Mudane Hassan Sheikh .

Duqa Magaalada Minneapolis Mudane Jacob Frey & Gudoomiyaha degmada lixaad ee Magaalada Minneapolis Mudane Jamal Osman ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda...

Shil gaari oo ka dhacay laamiga xariiriya Magaaloyinka Galkacyo iyo garoowe ee Maamulka puntland

Dad gaaraya 15 ruux ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo gelinkii danbe ee shalay ka dhacay nawaaxiga tuulada Birta-dheer oo qiyaastii 50km dhanka koonfureed...

Recep Tayyip Erdoğan oo dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

Madaxweynaha waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.   “Waxaan u rajaynaynaa in doorashadu ay...

Dowladda mareekanka iyo urururka iskaashiga islaamka oo war ka soo saaray doorashada madaxweyne Hassan Sheikh maxamuud.

Dowladda Maraykanka ayaa soo dhowaysay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya loo doortay Xasan Shiikh Maxamuud. Bayaan ka soo baxay wasaradda arrimaha dibadda Maraykanka ayaa lagu...

Ugu Akhris Badan