Wararka

DAAWO: Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa ATMIS oo la wareegay deegaanka Ceelbaraf.

https://www.youtube.com/watch?v=ZUt2gAhihdI Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa ATMIS ayaa la wareegay deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha dhexe ee maamulka Hiirshabelle. Taliyaha ururka 12-Aad guutada 4-Aad qeybta 27-Aas...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU SOO DHOWEEYEY MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD MADAXTOOYADA QARANKA

Muqdisho, May 17, 2022: Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan booqasho iyo salaan ah waxa uu Madaxtooyada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay safiirka dalka Masar.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka dalka Masar Amb. Mohamed El Baz oo u...

MADAXTOOYADA QARANKA OO U GUDDOONTAY MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD DHAMBAALLO HAMBALYO AH OO KA SOCDA DALALKA CAALAMKA

  Muqdisho, May 17, 2022; Madaxtooyada Qaranka ayaa u guddoontay Madaxweynaha dooran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo ah oo ku...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistaan oo sheegay inloo qorsheeyey isku day dil.

Ammaanka ra’iisal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa aad loo adkeeyey, ka dib markii uu sheegay in la qorsheeyey, isku day dil, oo...

Ugu Akhris Badan