Wararka

SAWIRO:Dab xoogan oo caawa kakacay suuqa Banaadir.

Dab xoog leh ayaa ka kacay goobo ganacsi oo kuyaala isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Ilaa hadda ma jirto faahfaahin kasoo baxday dabka iyo khasaaraha...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo gaaray magaalada Abu Dhabi.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu uga qeyb galayo tacsida...

Madaxweynaha Imaaraadka Carabta oo amar ku bixiyey in Soomaaliya lagu wareejiyo lacag dhan $9.5 Milyan oo dollar.

Madaxweynaha Imaaraadka Carabta ayaa amar ku bixiyey in Soomaaliya lagu wareejiyo lacag dhan $9.5 Milyan oo dollar, taas oo loogu talagalay arrimaha bini'aadanimada iyo...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo maanta Saxiixay Xeer Nidaamiyaha Labaad ee Sharciga Shirkadaha.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo ay wehelinayaa Agaasimaha guud Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, agaasime waaxeedyada iyo la-taliyeyaasha Wasaaradda,...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta u ambabaxay dalka imaaradka carabta.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii...

Ugu Akhris Badan