Wararka

James Swan oo la kulmay Madaxweynaha Puntland+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u...

Wasiir Dubbe “Ciidanka Xoogga Dalka oo soo afjaray duulaan lagu soo qaaday Beladxaawo.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda ayaa shaaciyay in...

Maamulka Degmada Hodon oo olole nadaafadeed ka sameeyey qeybo ka mid ah Degmada Hodon+(Sawirro).

Maamulka Degmada Hodon oo kaashanaya Waaxaha Gaadiiidka iyo Nadaafadda Dowladda Hoose ee Xamar iyo Shirkadaha Nadaafada ayaa Olole Nadaafadeed ka sameeyey Wadada Sodonka gaar...

Dowlad Goboleedka Jubbaland oo war kasoo saartay Dilka Marxuum Cawil Cali Bare Cumar.

Dowlad Goboleedka Jubaland waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa guud ahaan reer Jubaland  geerida naxdin leh ee ku timid marxuum Cawil Cali Bare Cumar...

Wasaaradda qorsheynta XFS oo soo bandhigtay qorshaha cusub ee WFP sanadaha 2022-2025+(SAWIRRO).

Wasaaradda qorsheynta maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda Soomaaliya  ayaa dib u eegista muddada dhexe  ee qorshaha hay’adda Cunatada Aduunka (WPP-Soomaliya) oo lagu saleenayo qorshaha...

Ugu Akhris Badan