Dowlad Goboleedka Jubbaland oo war kasoo saartay Dilka Marxuum Cawil Cali Bare Cumar.

Date:

Dowlad Goboleedka Jubaland waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa guud ahaan reer Jubaland  geerida naxdin leh ee ku timid marxuum Cawil Cali Bare Cumar oo xalay ku geeriyooday  Magaalada kismaayo.

Marxuum Cawil Cali Barre oo ahaa masuul ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa u dhintay rasaas ka dhacday bar koontarool oo u dhaw hoyga uu ka daganaa Magaalada Kismaayo, hey’addaha amniga ee Magaalada ayaa ku guda jira baarista waxa sababay rasaastaas.

ugu danbeyn waxaan Alle ugu baryeynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuumka inuu samir iyo iimaan siiyo, isagane janada firdows guri uga yeelo. aamiin

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta XFS “Aqoonsiga Israel ee Somaliland waa xadgudub,waxaana u wajahaynaa si dublamaasi ah

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi...

WARSAXAAFADEED: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD),...

Ciidamada amniga oo Khaarijiyay horjooge ka tirsan Khawaarijta

Taliska La-dagaalanka Argagixisada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ka...