Wararka

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug oo kulan la qaadatay odayaasha waxgaradka iyo maamulka deegaanka Afbarwaaqo ee Gobalka Mudug.

MUQDISHO-JUUN-13-6-2022-:Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Galmudug ayaa kulan la qaadatay odayaasha waxgaradka iyo maamulka deegaanka Afbarwaaqo ee Gobalka Mudug. Kulanka oo ahaa mid looga...

DAAWO:Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababar ku saabsan wax soo saarka warbaahinta Bulshada u furay qaar ka mid wariyayaasha ka howlgala warbaahinta dowlada iyo kuwa...

MUQDISHO-JUUN-13-6-2022-:Tababar lagu baranayo wax soo saarka baraha bulshada oo ay si wadajir ah u soo agaasimeen  waaxyaha tabarada iyo warbaahinta cusub ee wasaaradda ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta si rasmi ah u daahfuray Imtixaanaadka shahaadiga ee Fasalka 8-aad ee dugsiyada gobolka Banaadir.

MUQDISHO-JUUN-13-6-2022-:27,299 ardey ayaa u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Dhexe ee Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa oo ay wehliyaan Guddoomiye ku...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Abaaraha oo caawa la kulmay dhallinyaro u dhaqdhaqaaqda gurmadka abaaraha iyo maaraynta masiibooyinka.

Muqdisho-Juun-12-6-2022:Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa caawa kulan la qaatay dhallinyaro u dhaqdhaqaaqda...

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA TALYAANIGA.

Muqdisho, Juunyo 12, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Ugu Akhris Badan