Wararka

Deeqdii ugu horeysey oo maanta lagaarsiiyey danyarta magaalasa xuddur.

Sagaal boqol oo qoys oo isugu jira dadka baahiyaha gaarka ah qaba, danyarta iyo barakacayaasha oo laga sooxuley xaafadaha magaalada xuddur ayaa ka faa'ideystay...

Howlgal ka dhacay gobolka Baay oo lagu khaarijiyay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa Koonfur Galbeed ayaa weerar ku qaaday deegaanka Seydheelow oo ka tirsan gobolka Bay,halkaasi oo ay maleeshiyada Al-         Shabaab...

Maamulka gobolka Hiiraan oo soo dhaweeyay dadaalo nabadeed oo ay wadaan qaar ka mid ah xildhibaanada Hirshabeelle.

Maamulka gobolka Hiiraan aya soo dhaweeyay dadalada xildhibanada 2-aad ee Dowlad Goboleedka Hirshabele ay wadan oo ku saabsan xalinta tabashada bulshada Beledweyne ay kaqaban...

Guddi ku meel gaar ah oo loo magacaabay degmada Wasil ee Gobolka Mudug.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi ku meel gaar ah oo maamula u magacawday degmada Wasil gobolka Mudug. Wareegto ka soo baxday Xafiiska...

Kulanka guddiga amniga gobalka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland oo lagu soo bandhigay walxaha qarxa oo howlgalo lagu soo qabtay.

Kulanka guddiga amniga gobalka Mudug ee Puntland oo uu shir gudoominayay wasiir ku xigeenka amniga  Dowlad Goboleedka Puntalnd Cabdullaahi Cabdisalaan ayaa lagu soo bandhigay...

Ugu Akhris Badan