Wararka

Madaxweynaha Qaranka Oo Boggaadiyay Guushii Shacabka Baxdo Ka Gaareen Argagixisadii Soo Weerartay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey shacabka deegaanka Baxdo ee Gobolka Galguduud sida naf-hurnimada leh oo ay isaga difaaceen...

Ergayga Gaarka ah Ee Madaxweynaha U Qaabilsan Gurmadka Abaaraha Oo La Kulmay Danjiraha Canada.

Xubnaha safaaradda Kanada oo uu hoggaaminaayay xoghaya koowaad ee safaaradda ayaa warbixin ka siiyay Ergayga howlaha horumarinta iyo gargaarka isugu jira ee ay ku...

Ciidamada Galmudug iyo dadka deegaanka Baxdo oo waxyeello Culus u geystay Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya magaaladda Baxdo ayaa sheegaya in dadka deegaanka iyo ciidamada maamulka Galmudug ay iska caabiyay weerar ay kooxda argagixisada Al-shabaab ku soo...

R/W Xamse oo khadka teleefonka kula hadlay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Mudane Xamse Cabdi Barre oo khadka telefonka kula hadlay Madaxweyneynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafa Maxamed Cagjar ayaa ka wada hadlay...

Ergayga gaarka ah ee arrimaha Beni-aadannimada oo daahfuray barnaamijka Gurmadka Deg-degga ah…

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa maanta daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ah ee looga jawaabayo abaaraha dalka ka taagan. Barnaamijka...

Ugu Akhris Badan