Shirka Guddigaย Warbaahinta iyo Wacyi gelinta ee gudiga qaban qabanqaabadaย  maalmaha xorriyada 26ka juunย  iyo 1da Luulyo

Date:

Muqdisho-Juun-20-2022-:Shirka Guddigaย  Warbaahinta & Wacyi gelinta ee gudiga qaban qabanqaabadaย  maalmaha xorriyada 26ka juunย  iyo 1da Luulyo, ayaa maanta shirkoodii laabad ku yeeshay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska XFS.

 

 

Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Gudiga Warbaahinta iyo Waciyi gelinta maalmaha xoriyadda, wasiir Shukri Maxamuud Afrax ayaa warbixin ka dhagaysatay madaxda Warbaahinta iyo Madaxda Hoboladda Waaberi.

 

 

Ugu danbeyn waxaa leeysla qaatay in warbaahintu door weyn ka qaadato maalmaha xoriyadda ee nagu soo fooda leh.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shirkadda Diyaaradaha ee Soomaali Airlines oo dib loo bilaabayo

Dawlada Federaalka si rasmi ah ayay dib u soo...

Madaxweynaha oo kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof. Caddow ee magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare.

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii...