Wararka

Dalka Hindiya oo laga helay nooc cusub oo fayraska Corona ah.

Saraakiisha caafimaadka Hindiya ayaa ku dhawaaqay daah furka xaalado cusub oo fayraska corona  ah, kaasi oo markii ugu horreysay la sheegay in laga helay...

Wasiirka Arrimaha Dibada Masar oo warqadaha aqoonsiga ka guddoom Danjire Ilyaas Sheekh Cumar.

Ilyaas Sheekh Cumar Abu Bakar, Danjiraha dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Masar, sidokalana ah wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, ayaa nuqul...

Dowladdaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal+(SAWIRRO).

Wasiiru-dowlaha wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Shiinaha siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga labo geesoodka. Wasiiru-dowlaha wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee...

Shirkii Guddiga farsamada ee Baydhabo oo laga soo saaray War-Saxaafadeed.

Waxaa xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo geba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Gobolka...

Haweenay Afrikaan ah oo markii ugu horeysay loo doortay Madaxa WTO.

Haweenayda lagu magacaabo Ngozi Okonjo-Iweala oo u dhalatay dalka Nigeria ayaa noqoneysa haweenaydii ugu horeysay iyo waliba qofkii ugu horeeyey oo kasoo jeeda Afrika...

Ugu Akhris Badan