Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo Tababar u Furay Ciidan ka Mid Noqonaaya Booliska Galmudug.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa tababar u furay dufcadii koowaad ee ciidanka Booliska Galmudug.Tababarka ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday...

RW Hamse Oo Amar Cusub Soo Saaray.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa soo saaray go’aamo muhiim ah oo la xiriira ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka. Hoos...

Maamulka degmadda ceel berde oo Ku baaqey in la caawiyo Dadkii degmadaas ku soo barakacay.

Guddomiyaha degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool oo ka Hadley xaaladihii u dambeeyay ee degmadaas ayaa sheegey in in dadkii degmada kusoo barakacay ay gargaar...

Madaxweynah Qaranka Oo ka Qeyb Galay Madasha Ganacsiga Somaliya Iyo Uganda. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Uganda ayaa ka warbixiyey fursadaha iyo...

Wasiirka Cusub Ee Amniga Oo Xilka Lawareegay (SAWIRO).

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali...

Ugu Akhris Badan