Wararka

Shacabka Bariga Gobolka Mudug oo Ka Dayriyay Xaalad Nolal Xumo oo Aay Wajahayaan.

Bulshada ku dhaqan deegaanada Bari ee gobolka mudug ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda bini aadanimo ee soo wajahay dadka iyo xoolaha. Maamulka iyo qaar...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kaddib Booqasho Rasmi Oo Uu Ku Joogay Dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay muddo afar cisho ah dalka Uganda ayaa...

Agaasimaha guud ee W/warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida maamo Xaliimo Shire Cabdi

Allaha u naxariistee waxaa maanta geeriyootay Xaliimo Shire Cabdi oo ka tirsaneyd howlwadeennada wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya.   Agaasimaha guud ee wasaaradda mudane Cabdullaahi...

Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gadiidka oo maanta shir-Gudoomiyey kulan Gaara oo Agaasimuhu layeeshay Agaasime-waaxeedyada Wasaaraddaas

MUQDISHO-11-BISHA OGOSTO-2022 Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada (XFS) ayaa maanta shir-Gudoomiyey kulan Gaara oo Agaasimuhu layeeshay Agaasime-waaxeedyada Wasaaraddaas. Waxaana Ajandaha Shirku ahaa...

[DHAGEYSO] Shil ay ku dhinteen  5qof oo Soomali ah oo ka dhacay Duleedka  Magalada Pretoria

Wararka Naga Soo Gaaraya  Duleedka  Magalada Pretoria ee dalka South Africa ayaa sheegaya in halkaas shil ka dhacay ay ku geriyoodeen Dad badan oo...

Ugu Akhris Badan