Wararka

RW Rooble oo Khudbad muhiim ah ka jeediyey munaasabadii Afisyooni (Daawo)

Maanta waxaa Muqdisho ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo waxaa la dhageysanayaa hadal jeedinta musharaxiinta 11-ka kursi ee Somaliland ku meteli...

Sawirro: Wasiirka Beeraha XFS oo dhagax-dhigay dib u dhis lagu sameynayo xarumihii wasaarada

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa dhagax dhigay mashruuca wejiga Seddexaad ee dhisamaha xaruunta dhexe ee wasaaradda Beeraha ee degmada Hodan Dhagax dhiga Mashruucan oo...

Maxay ka wadahadleen madaxweyne Deni iyo safiirka UK?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya Danjire Kate Foster. Kulanka...

Wafdi ka socda QM oo gaaray Dhuusamareeb, kulamana ka bilaabay

Waxaa maanta Magalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug  gaaray wafdi ka socda hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Caafimaadka Aduunka ee WHO, kuwaas oo u tegay...

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyey Geerida Cabdi Muriidi Dheere(Ajakis)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle...

Ugu Akhris Badan