Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto

Muqdisho, Ogoosto 16, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya Mudane...

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Dhanka Puntland oo maanta guddoomiyey shir looga hadlayey adkeynta Amniga

Gudoomiyaha Gobolka Mudug dhanka Puntland Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa shir-gudoomiyey shirka Amniga heer Degmo. Waxaa qayb ka ahaa shirkan Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug,...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda oo kulan la qaatay agaasimaha guud ee wasaaradda iyo Agaasime-waaxeedyada

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Daauud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo, wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta XFS , Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh (Al Cadaalla) ayaa kulan...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda oo shir la qaadatay Maareeyaha iyo Agaasimayaasha Waaxyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah

Muqdisho, 16,Agoosto,2022:- Wasiirka Gaadiidka Marwo Fardowso Cismaan Cigaal ayaa maanta la kulantay Hoggaanka Hay’adda Duulista Rayidka ah ,waxaa kulanka ku weheliyay Wasiir kuxigeenka Sulub...

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee Dugsiga sare.

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee dowladdu ay sanadkaan ka qaaday ardayda dhameysatay waxbarshada dugsiyada sare ee dalka.   Waxaa loo diiwaan...

Ugu Akhris Badan