Wararka

Dawladaha Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriika Diplomaasiyadeed ee Labada Dal

Khamiis 24 August, 2022:- Ku simaha safiirka safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia ahna qunsulka safaaradda Ambassador Cali Maxamed Xuseen "Atam" ayaa xafiiskiisa...

Madaxweynaha Qaranka oo gaaray Puntland .

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaardhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Wafdiga Madaxweynaha jamhuuriyadda waxaa Garoonka diyaaradaha Jeneraal Maxamed Abshir ee...

RW Hamse oo Lagu soo Dhaweeyay Baladweyn. (SAWIRO)

  Safarkaan oo ah kii ugu horeeyay ee Ra'iisal wasaaraha XFS ku baxayo tan iyo markii xilka loo magacaabay ayaa ujeedkiisa waxaa uu yahay, sidii...

Madaxweynaha Qaranka oo ka Qeyb Galay xiritaanka Shir-wadareedka Golaha Wasiirada.(SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabadda gunaanadka Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay shaqooyinka baaxadda leh...

Qof rakaab ah oo ku dhex dhintay diyaarad Nairobi u socotay.

Qof Rakaab ah ayaa ku dhex dhintay diyaarad ay leedahay Kenya Airways oo ka soo kicitintay New York kuna socotay magaalada Nairobi. Bayaan ka soo...

Ugu Akhris Badan