Wararka

DAAWO: Wasiirka Arrimaha dibadda XFS ayaa Gaaray Magaalada Garowe.

​   http://www.youtube.com/watch?v=7kHtCaBK-h4      

Ciidanka Xoogga Oo Guulo kasoo Hooyay Dagaalka Ka Socda Galbeedja Hiiraan.

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Guulo waa wayn ka gaaray Dagaalka ay kula jiraan kooxda Nabad-diidka ah ee Al-shabaab. Wasiirka Amniga Dowlada Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan...

DAAWO: Taliyaha Xoogga Dalka “Alshabaab aan ula Dagaalano Si Soomaalinimo Ah”.

Hadalkaan ayuu Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka ka Jeediyay Gobolka Hiiraan Halkaas oo aay ka Socdaal Howl-galo ka Dhan ah Nabad Diidka Alshabaab.   Hoos ka Daawo   http://youtu.be/gQ-xhTov65Y  

Qaramada Midoobay oo Ka Digay Halista Abaaraha Geeska Afrika.

Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digay macaluul daran oo ka jirta gobolka Geeska Afrika, taasi oo ay sababeen Abaaraha daba dheeray ee gobalka ka...

Madaxweyne Xasan sheekh oo guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed la...

Ugu Akhris Badan