Wararka

Ciidamada DANAB oo gobolka Jubbada Hoose ku dilay kuwa kalana ku dhaawacay dhagarqabayaal katirsan Argagixisada Al-shabaab

Ururka 5aad, Guutada 16 aad ee Kumaandooska Danab XDS iyo Ciidanka Nabadsugida Maamulka Jubbaland ayaa Hawlgalo Lagu baacsanayo Argagixisada ka sameeyey Deeganada Kaanjaroon, Yaaqxaluul,...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre oo gaaray magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tuniisiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa xalay si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Tunis ee caasimadda...

Shirka Istiraatiijiyadda Isbadalka Cimilada ee Urur Goboleedka IGAD Oo ka furmay Mombasa Kenya

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada DFS, ayaa ka qayb galay shirka hadlayo Istiraatajiyadda Isbeddelka Cimilada ee Urur Goboleedka IGAD shirkaas oo...

Safiirka ay JFS u magacawday dalka Hindiya oo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga.

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane, Ahmed Ali Dahir ayaa gudbiyay warqadaha aqoonsiga ee Danjirinimo, iyadoo munaasabadda looga guddoomayey warqadaha aqoonsiga danjirenimo ay ka...

RW Xamse Oo Booqday Xeryaha Barakacyada Baladweyn. (SAWIRO).

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo boooqanayay xero ay ku sugan yihiin boqolaal qof oo ka soo barakacay deegaannada abaartu saameysay ee gobolka Hiiraan,...

Ugu Akhris Badan