Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeybgalaya madasha shirka caalamiga ee #TICAD8 waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Tunisia, Mudane Qays Saciid

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa waxa saaka madasha shirka caalamiga ee #TICAD8 ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Tunisia,...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda Boqor Salmaan

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Wafdi ka socday Hay'adda Boqor Salmaan oo uu hogaaminayey Yuusuf Bakiit Raxma...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo maanta la kulmay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Howlgalka Soomaaliya ee Hay’adda Socdaalka Aduunka (IOM)

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa Maanta kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Howlgalka Soomaaliya ee Hay’adda...

Maamulka Puntland oo Galmudug ku wareejiyey Deeq Raashin iyo Shidaal isugu jirta oo loogu talagalay in looga qayb qaato ladagaalanka Argagixisada Deegaanada ay ka...

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali oo uu wehlinayo Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Maxamed Waloore iyo Guddoomiye kuxigeenka Dagmada ayaa ku wareejiyey Maamulka...

Saraakiil katirsan Ciidamada Qalabka sida oo gaaray degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud

Saraakiil katirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray Degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ee Galmudug si ay dadka deegaanka ugu dhiirigeliyaan dagaalka ay kula...

Ugu Akhris Badan