Wararka

DHAGEYSO:Madaxweynaha jubbland oo sheegay in la fasaxay dhamaan tageeradii iyo adeegyadii hormarinta ee gobolka gedo ka xayirnaa sanadahii lasoo dhaafay ee heer...

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo shalay dib ugu laabtay magalaada Kismaayo ayaa soo dhaweeyay isbadalka Cusub ee dalka ka hirgalay...

DHAGEYSO:Kulan looga hadlayay xoojinta amniga iyo wax ka qabashada dilal ka dhacay galkacyo oo xalay lagu qabtay Magalaada galkacyo..

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Mudug G/dhexe Cali Muuse Maxamuud oo Ay wehliyeen Gudoomiyaha Gobolka Mudug iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Gaalkacyo oo xalay  Shir...

Maamulka mudug ee galmudug iyo saraakisha amniga oo kulan deg deg ah ka yeeshay amniga galkacyo.

Gudoomiyaha Gobolka mudug Mudane Ahmed Shire Bukhari ayaa Kulan deg deg ah oo ku saabsan sugidda amniga Gobolka mudug waxaa uu la Qaatay Taliska...

Madaxweynaha Mareykanka oo Safarkiisi ugu horeeyay ee Asia maanta kutagay dalka Kuuriyada Koofured.

Maanta oo Jimce ah, madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa safarkiisii ​​ugu horreeyay ee Aasiya ku tagay Kuuriyada Koonfureed, taasoo ujeeddadeedu tahay xaqiijinta go'aanka diblomaasiyadeed...

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Magalaada Hargeysa.

Saddex dhalinyaro ayaa ku geeriyootay shil Baabuur oo ka dhacay Duleedka Degmada Dacar Budhuq ee gobolada waqooyi. Laba ka mid Ah saddexda qof ee dhintay...

Ugu Akhris Badan