Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo maanta gaaray Magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan

Date:

Wafdi ay hogaamineyso Ku simaha Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS ahna guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka, Sacdiya Yaasiin Xaaji, oo ay ka mid yihiin wasiirka Macdanta iyo Batroolka XFS Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Wasiirka haweenka XFS Khadiija Maxamed Diiriye ayaa gaaray magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan.

Guddoomiye Sacdiyo iyo wafdigeeda ayaa waxay shixnad gargaar ah gaarsiiyeen Ciidanka ku sugan Degmada Buulaburte ee Gobolka Hiiraan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...