Wararka

Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad aqalka Sare oo Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya.

Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad aqalka Sare Shacbaan oo Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya.   Guddoomiye ku xigeenka iyo safiirada ayaa  Waxey ka...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha oo kulan looga hadlayey abaraaha la yeeshay Madaxda Horumarinta Afrika u qaabilsan Wasaaradda...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan mira-dhal ah la qaatay Madaxda Horumarinta Afrika u...

Wasiirka Dhalinyarada Oo Itobiya u aaday Dhiirigalinta Xulka.

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa u dhoofay dalka Ethiopia, si ay...

Weerar lagu qaaday culimo ka tirsan Ahlusunna Waljamaaca oo ka dhacay Ceelasha Biyaha

DEG DEG: Ururka argagixisada ee AS ayaa culimo ku weeraray Deegaanka Ceelasha Biyaha, oo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho, sida ay warbaahinta u sheegeen...

Cidamo ka Gurmaday Galmudug oo Gaaray Hiiraan..

Cutubyadan ka tirsan ciidamada xoogga dalka, guutada 15-aad ee qaybta 21-aad oo kasoo dhaqaaqey fariisimohooda gobolka Galgaduud ayaa soo gaarey deegaanada Yasooman iyo beero-yabaal...

Ugu Akhris Badan