Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga ee ay soo hooyeen

Muqdisho, Oktoobar 15, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga ...

Guddoomiye Sheikh Aadan madoobe oo u hambalyeeyay guusha xulka Qaranka ee 17-Jiradda Soomaaliyeed ay ka gaareen ciyaartii ay galabta la dheeleen dhigooda Koonfurta Suudaan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha xulka Qaranka...

Qaabkee Africa uga adkaan kartaa Argagixisada?

Argagixisada ayaa siiwada ficiladooda guracan ee khatarta ku ah jiritaanka iyo horumarka dhaqan dhaqaale iyo bulshada ee qaarada Afrika sababo laxariira inay yihiin kuwo...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Masuuliyiin katirsan Mareykanka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur ayaa shir muhiim ah la qaatay masuuliyiinta sare ee Maaliyadda dalka Mareykanka, Sida Kaaliyaha Xoghaye ku-xigeenka...

Kooxaha Islaamiyiinta oo boqolaal qof ku dilay Mali, kumanaanna barakiciyey

Masuuliyiinta dalka Mali iyo kooxaha wax faalleeya ayaa sheegaya in kooxaha Islaamiyiinta ee dalkaas ka dagaalamaa, inay maalmihii ugu dambeeyey ku sii siqayaan dhinaca...

Ugu Akhris Badan