Wararka

Madaxweyne Puntland iyo masuuliyiin kale oo maanta Garoowe uga qaybgalayo Qalinjabinta Dufcadii 10aad ee jaamacadda Bariga Africa ee Garoowe

Garowe 17 OCT 2022: Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka qeybgalayaXafladda Qalinjabinta Dufcadii 10aad Ee Jamacadda Bariga Afrika Garowe. Xafldda...

Ra’iisulwasaare Hamza Abdi Barre oo gaaray Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowlad Deegaanka...

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn oo duqeeyay Caasimadda Ukraine

Ugu yaraan shan qarax ayaa laga maqlay caasimadda Ukriane ee Kyiv-xilli la taliyaha madaxweynaha dalkaas uu ku eedeeyay inay ka dambeeyeen duqeymaha diyaaradaha aan...

[DAAWO] RW Xamse oo ballan qaad u sameeyay Ciyaartoyda 17 jirada ee Muqdisho kusoo laabanaya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada...

Ra’iisul Wasaare Hamse oo casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada oo shalay ku guuleystay koobka cayaaraha...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17...

Ugu Akhris Badan