Guddigga Difaaca Golaha Shacabka BJFS ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dagaalka ka socda dalka ee la gula jiro kooxda nabad-diidka ee Al-Shabaab.
Guddigga ayaa...
Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ku tegay dalka Turkiga.
Guddoomiyaha inta uu ku...