Wararka

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Koonfur Galbeed oo maanta Baydhabo ku qabatay shir looga hadlayey Abaaraha.

Wasaarada Arimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta qabatay shirka isku dabaridka arimaha gargaarka oo looga hadlayay xaalada guud ee...

SAWIRRO:Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Isbahaysiga Tallaalka Adduunka ka dalbatay baahinta tallaalada cudurrada dilaaga ah.

Wafdiga ku matalaya Dawladda Soomaaliya Shirka Sanadlaha ah ee Hay'adda Caafimaadka Adduunka oo ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa waxay...

Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga oo ka qeyb galay shir looga hadlayey waxbarashada dhallinyarta iyo xirfadsiintooda,

Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga Mudane Deeq Saleebaan Yuusuf ayaa ka qeyb galay shir goboleed heerkiisu aad u sarreeyay...

SAWIRRO:Bulshada Magaalada  Cadaado oo maanta isugu yimid isku soobax roob Doon ah.

Bulshada Magaalada  Cadaado iyo maamulka Degmadaas ayaa  maanta isugu yimid isku soobax roob Doon ah oo alle uga  baryayeen  inuu la soo gaaro raxmadiisa...

Wasiirka Maaliyadda Soomaliya oo kulan dib-u-habaynta hannaanka dhaqaalaha Soomaaliya looga hadlayey la qaatay masuuliyiin katirsan Dowladda UK.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaliya  Abdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiin katirsan Dowladda UK oo kala ah #Kate_Foster Safiirka UK ee...

Ugu Akhris Badan