Wararka

Warsaxaafadeed: Shaacinta Habraacyada Doorashooyinka 2020/21 ee Aqalka Sare iyo Foomamka Musharaxiinta

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ee 2020/21 isagoo tixraacaya faafinta rasmiga ahayd ee dhaqan galinta doorashada isla markaasna ahmiyad wayn siinaya dardargalinta howlaha...

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo la kulmay dhiggiisa Turkiga+SAWIRRO

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo ku sugan dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay Xeer ilaaliyaha Guud ee Jamhuuriyadda Turkiga...

Duqeyn cirka ah oo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Gobolada Jubooyinka.

Taliska Mareykanka ee Afrika oo kaashanayo dowladda federaalka ee Soomaaliya  ayaa qaaday duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday xarun ay leeyihiin al-Shabaab oo ku...

DAAWO: Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin Amniga Doorashooyinka.

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin Amniga Doorashooyinka,...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo xariga ka jartay Qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Laasaleeti “SAWIRRO”

Hay’adda  ACF oo kaashaneysa Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa dib u dhis iyo qalabeyn ku sameysay xaruntan oo ka mid noqoneysa qeybaha muhiimka ah ee...

Ugu Akhris Badan