Wararka

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo Xalay casho sharaf sagootin ah u sameeyay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiyay Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa Xalay  casho sharaf sagootin ah u sameeyay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiyay Soomaaliya, Mudane Maxamed...

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo soo xiray tartanka xaafadaha degmada Kismaayo iyo deegaanada ku xeeran

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Bare Maxamuud, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland, Mudane Aways Maxamed Xuseen iyo Guddoomiyaha degmada...

Madaxweyne Ahmed Madoobe oo hambalyo u diray Kooxda Xaafadda Faanoole oo ku guulaysatay koobka tartanka Xaafadaha Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hambalyo u diray Kooxda Xaafadda Faanoole oo ku guulaysatay koobka tartanka Xaafadaha Magaalada Kismaayo iyo...

[DHAGEYSO] Xildhibaaan Cabdirahmaan Axmed Gureey oo kamid ah golaha shacabka oo Degmada maxaas u gaaray sidii dhiirigalin ay ugu sameeyn lahaayeen Ciidamada

Xildhibaaan Cabdirahmaan Axmed Gureey oo kamid ah guddiga kheyraadka ee golaha shacabka oo la Hadley warbaahinta Qaranka ayaa sheegey in maxaas ay u gaareen...

Guddoomiye Sheekh Aadan (Madoobe) oo isbitaal ku yaal dalka Turkiga ku booqday xalay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee  Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxa uu booqday xalay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka...

Ugu Akhris Badan