Wararka

(SAWIRO) Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris...

Madaxweyne Ahmed Madoobe oo Caawa qaabilay Safiirka Dowlada Itoobiya ee Soomaaliya

Madaxweynaha Maamulka Puntanld Mudane Ahmed Mohamed Islaam ayaa hoyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay ku qaabilay  Caawa Safiirka Dowlada Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax...

kulan looga hadlayey amniga oo ka dhacay Gaalkacyo

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali oo uu wehlinayo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Galmudug ayaa shir-gudoomiyey kulan ay isugu yimaadeen Nabadoonada, Saraakiisha, Gudoomiyayaasha Degmoyiinka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dagaalka Al-shabaab kala hadlay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay...

Wasiiru Dowlaha Wasraadda Caafimaadka oo kormeer ku tagtay Isbitaalka danta guud ee De martino Hospital

Wasiiru Dowlaha Wasraadda Caafimaadka HE.Dr Maryamo Maxamud Xuseen ayaa kurmeer buuxa ku tagta Isbitaalka danta guud ee De martino Uublic Hospital Agaasimaha Isbitaalka Dr. Abdirizak...

Ugu Akhris Badan