Wararka

Golaha Wasiirada Galmudug oo Ansixiyay Degmooyin Cusub.

Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug.Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga guud, ayadoona...

Ra’iisul Wasaare Xamse: “Soomaaliya waxay hiigsanaysaa waa cusub oo nabad ah”.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya dowladda fedraalka Soomaaliya iyo bangiga adduunka,...

Jubaland Oo Xukun Toogasho ah Ku Fulisay Rag Dil Gaystay.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa xukun dil ah ku fulisay saaka labo dambiile oo hore si ula kac u gaystay dil kuwaasi...

Somalia iyo Serbiya oo kawada hadlay Kobaca Dhaqaale Abuurka.

 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac Huruuse oo Safar Shaqo ku joogo Dalka Serbia ayaa Kulan gaar ah la...

Madaxweynaha Qaranka Oo Madaxtooyada ku qaabilay Sargaal ka Tirsan Golaha sare ee Dalka Sudan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Sarreeye Guuto Ibraahim Jaabir Ibraahim oo ka tirsan Golaha Sare...

Ugu Akhris Badan