Wararka

Kumaandooska Gor-gor, oo maanta deeq raashin ah gaarsiiyay qaar ka mid ah bulshada danyarta ah ee ku dhaqan degmada Aw-dheegle ee gobolka Sh/hoose

Guutada 17-aad ee Kumaandooska Gor-gor, ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyay qaar ka mid ah bulshada danyarta ah ee ku dhaqan degmada Aw-dheegle ee...

Aabbe meel fagaare ah ku toogtay nin wiilkiisa dilay

Aabbe ayaa meel fagaare ah ku toogtay nin wiilkiisa dilay ka dib markii ay Taalibaan ku riday ninkan xukun dil ah, waa dilkii ugu...

Dacwad oogayaasha Peru oo eedeymo u soo jeediyay madaxwaynihii xilka laga tuuray

Dacwad oogayaasha dalka Peru ayaa ku eedeeyay madaxwaynihii garabka bidix ee xilka laga tuuray Pedro Castillo kacdoon iyo shirqool uu ku jabiyay nidaamka dastuuriga...

Hay’adda maaraynta masiibooyinka Qaranka ayaa deeq raashin ah gaarsiisay degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud.

Hay’adda maaraynta masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta deeq raashin ah gaarsiisay degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug. Deeqdaan ayaa loogu talagalay...

Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo magaalada Geneva ee dalka Switzerland uga qaybgalay Shirka Maamulka Daymaha

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland uga qaybgalay Shirka Maamulka Daymaha oo ay soo qabanqaabisay Madasha...

Ugu Akhris Badan