Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo uga mahadceliyey dhiggiisa Jabuuti sida uu uga aqbalay doonista gabadhiisa Haybado Ismaaciil Cumar oo maanta loo doonay Xildhibaan Saadaq Cumar...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle sida...

Waasiirka Gaashaandhigga XF oo la kulmay dhiggiisa Dalka Ethiopia

Waasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kula kulmay dhiggiisa Dalkaas Dr Abraham Belay, iyagoo ka wadahadley...

Itoobiya oo korontada dib ugu soo celisay gobolka Tigray

Itoobiya ayaa korontadii dib ugu soo celisay magaalada Mekelle ee xarunta gobolka Tigreega ee waqooyiga dalkaas halkaas oo ciidamada federaalka ay kula dagaalameen fallaagada...

Tahriibayaal doonayay inay si la yaab leh ku galaan Spain oo la qabtay

Koox ka kooban 28 qof ayaa ka baxsaday diyaarad kaddib markii ay si deg deg ah u caga dhigatay garoonka El Prat ee magaalada...

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maanta Magalada Garoowe ka daah-furay shirweynaha arrimaha Diinta ee Puntland

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay shirweynaha Arrimaha diinta ee Puntland, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta...

Ugu Akhris Badan